Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa xukun ku riday  Askari ka tirsan Ciidanka Milateriga Somailand oo lagu eedeeyay inuu horey si bareer ah dil ugu geystay qof shacab ah.
Askariga ayaa waxaa la sheegay inuu qof shacab ah oo ahaa Macalin Iskuul uu ku dilay Magaalada Gabiley ee deegaanada Somaliland, isla markaana falkaas kadib ay soo qabteen Ciidanka Booliska oo xiray.