aw 696x450 1 - Wardeeq news

Wararka aan ka helayno Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa waxa ay kusoo waramayaan in Ciidamada Dowladda saacadiihii lasoo dhaafay ay howlgalo Qorsheysan ka fuliyeen Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

Howlgalada ayaa ka dhacay inta udhexeysa Doolow iyo baladxaawo

Waxaana saraakiisha ciidamada dowladda ee Howlgaladaan hogaaminayay ay sheegeen in ujeedka howlgalkani uu ahaa xaqiijinta amaanka deeganada dhaca gobolka gedo

Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa intaasi ku daray in Ciidanku ay lug uga soo baxeen dolow islamarkaasna ay gaareen Degmada baladxoow

Waxaana intaasi ay sheegeen in ciidanku ay wadeen baaritaano iyo howlgalo kala duwan oo ay amaanka ku sugayaan

Inta badan deegaanada dhaca gobolka gedo ayaa waxa weeraro ka fuliya xubno Katirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab

Taa badalkeeda waxaa inta badan Ciidamada Dowladda ay kaga falceliyaan howlgalo ka dhan ah a

Verified by MonsterInsights