Kumanaan ayaa ku baaqaya in isbedel lagu sameeyo boqortooyada, dawladda Bangkok

0
94

Bangkok, Thailand – Dibad-baxayaal ayaa mar kale isugu soo baxay waddooyinka magaalada Bangkok, iyagoo ku baaqaya in isbedel lagu sameeyo boqortooyada Thailand iyo dowladda militariga. Iyada oo ay kumanaan qof ka soo qayb galeen, isu soo baxa Axadda ayaa ahaa mid ka mid ah mudaaharaadyadii ugu waaweynaa bilihii la soo dhaafay, in kasta oo ay si ku meel gaar ah u hakiyeen roobabkii.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here