AP21311324747082 - Wardeeq news

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa si weyn uga walaacsan kororka militariga Itoobiya, wuxuuna ku baaqay in wadahadal degdeg ah laga yeesho xiisadda, afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa sidaas yidhi. Hadalkan ayaa dabayaaqadii Jimcihii ku soo beegmay saacado ka dib markii Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed uu ka soo muuqday jiidda hore ee ciidamada qaranka.

Verified by MonsterInsights