6f495d92c8b745b38f64949bd9efde8d 18 - Wardeeq news

Gabar 14 jir ah oo Falastiini ah ayaa lagu xiray bariga magaalada Quddus ee la haysto, iyadoo looga shakisan yahay inay dhabarka ka toorey haweeney Israa’iili ah, sida uu sheegay booliiska Israa’iil.

Weerarka Tooreyda ah ayaa lagu qaaday Xaafadda Sheekh Jarrax oo ay degan yihiin Qoysas dhowr ah oo Filastiiniyiin ah, kuwaasi oo halis ugu jira in ay xoog ku barakiciyan dadka Yahuudda ah ee la degay, kuwaasi oo sheegtay lahaanshaha guryahooda.

Verified by MonsterInsights