wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa waxa ay kusoo waramayaan in in ka badan 10 rag ah ay hal qof oo dumar ah kufsi ugu geeysteen gudaha degmada janaale ee gobolka shabeelaha hoose
haweeneyda la kufsaday ayaa waxa la sheegay in ay aheyd hooyo dhowr caruur ah heysta oo lagu magcaabayay Sahro Cali Maxamuud
15- Nin ayaa wararku sheegayaan in haweeneydaan lagu kofsaday waana ay geeriyootay
laamaha amniga gobolka shabeelaha hoose iyo kuwa degmada janaale ayaa waxa ay sheegeen in ay ku raad joogaan ragii falkaasi foosha xun geystay islamarkaasna ay cadaalada hor keenayaan.
dadka deegaanka ee ku dhaqan degmada janaale Ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegeen in si aad ah ay uga gargagaxeen dhacdadaan islamarkaasna ay ku noqotay mid filan waa ah