Doorashada Gobolada Waqooyi Oo Lagu Qabtay Muqdisho+ Oo Kusoo Baxay Jaamac Askari

0
146
Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Gobolada waqooyi Somaliland ayaa maanta qabtay kursiga tirsigiisu yahay HOP#254 oo ay ku tartameen musharixiinta kala ah:
1. Musharax xildhibaan mudane Jaamac Maxamed Askar
2. Musharax xildhibaan Aadan Axmed Nuur Haybe
Musharax xildhibaan mudane Aadan Axmed Nuur ayaa ka tanaasulay tartanka Doorashada.
Natiijada Hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#254 mudane
Jaamac Maxamed Askar oo helay 99 cod oo gacantaaga ah, codadka xumaaday 0, 2 qof ayaa ka aamusay.
Doorashada Gobolada waqooyi ayaa wali ka socota muqdisho iyadoona haatan la gudagay sadax kursi oo ka harsan afar kursi oo lagu balansanaa in maanta la qabto doorashadooda

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here