Ciidanka Booliska Maamulka degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa xalay xaafaddo ka tirsan degmadaas ka fuliyay howlgalo lagula dagaalamayo kooxaha burcada ee dhaca u geystay dadka deegaanka degmada iyo Ciyaal weerada dhibaatada wada.
Inta uu socday howlgalka Ciidamada ayaa waxaa ay iska horimaad kooban uu Kaaraan ku dhexmaray Ciidanka Booliska dowladda iyo koox hubeysan oo burcad ah, kuwaasi oo dhac u gaysanayey xiliga Israsaaseynta dhaceysay dad shacab ah