Australia waxay ogolaatay inay dib u dhigto masaafurinta Novak Djokovic

0
229

Australia waxay dib u dhigi doontaa dadaalka lagu masaafurinayo ninka darajada sare leh ee Tennis-ka Novak Djokovic ilaa laga soo gebagebeeyo loolankiisa sharciga ah. Dhageysi degdeg ah oo dhacay Jimcihii, qareenka dowladda Stephen Lloyd ayaa u sheegay garsooraha in Australia aysan xiri doonin Djokovic ka hor wareysi uu la yeeshay saraakiisha socdaalka subaxnimadii Sabtida, lamana masaafurin doono ka hor inta aan kiiskiisa la dhageysan.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here