Muuse Biixi Oo U Ambabaxay Magaaladdda Addis Ababa

0
192

Madaxweynaha  Somaliland Mudane  Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka u dhoofay Magaaladdda addis Ababa ee dalka Ethiopia.

Sida la xaqiijiyay,Madaxweynaha Somaliland ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed.

Labada mas’uul ayaa lagu wadaa in ay Addis Ababa ku yeeshaan wada-hadallo ku saabsan xoojinta xiriirka iskaashi ee Somaliland iyo Ethiopia.

Dhinaca kale Madaxtooyada Somaliland weli kama hadlin safarka Madaxweyne Muuse Biixi uu ugu dhoofay dalka Ethiopia.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here