Madaxwaynaha Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyey Addisa Ababa.

0
163

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si meeqaamkeedu sareeyo loogu soo dhaweeyey Dalka Itoobiya waxaana Waftiga ku soo dhaweeyey Addisaba Wasiir Axmed Shide, Masuuliyiin sare sare oo dalkaasi ah iyo safiirka Somaliland ufadhiya  itoobiya

Ma cada ujeeda safarka Madaxwayne Biixi ku tagay dalka itoobiya.

1642514430927 - Wardeeq news1642514437559 - Wardeeq news1642514439526 - Wardeeq news1642514461604 - Wardeeq news

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here