Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi ayaa saaka booqday Warshada dharka ee magaalada hawasa ee dalka Itoobiya waxa booqashada ku wehelinayey Wasiirka Maaliyada Itoobiya Axmed Shide,Safiirka Somaliland ufadhiya Itoobiya iyo Wasiirka Arimaha dibada Somaliland.