1642597599410 - Wardeeq news

Madaxwaynaha somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada hargaysa ee Somaliland dib ugu soo laabtay ka dib markii uu safar ku tagay dalka itoobiya gaar ahaa Caasimada dalkaasi.

Ujeedka safarkaasi wali xog faahfaahsan lagama helin Madaxwaynaha ayaa kulan la qaatay reysarwaare Abiya Axmed.

Intaa ka dib Madaxwayne Muuse ayaa galabta Maanta soo gaadhay magaalada hargaysa ee Caasimada Somaliland.

1642597595829 - Wardeeq news1642597597509 - Wardeeq news1642597601294 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights