Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, ayaa uga digay Dawladda Federaalka Soomaaliya in ay isku daydo qarqaladaynta Qaddiyada Somaliland ee Baarlamaanka Ingiriisku wado.
Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale u mahad naqay Baarlamaanka iyo dawladda Uk ee u dhaqdhaqaaqaya Qaddiyada Somaliland.