1642926128543 - Wardeeq news

Waxa Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladu kulan la yeesheen Guddoomiye ku xigeenka Guddida Qandaraasyada Qaranka Mudane : C/casiis Maxamed Xaashi
{ Cagawayne } oo Madaxweynaha JSL dhawaan magacaabay.

U jeedada kulankan oo ahaa xog waraysi ku saabsan aqoonta iyo khibrada Guddoomiye ku xigeenka Guddida Qandaraasyada Qaranka ee dhawaan Madaweynuhu soo magacaabay.

Kulankan oo ku soo gebo-gaboobay dhamaystirka shaqadii Guddidu ugu yeedhay Masuulkaa oo wixii tallo ah ee ka soo baxay Guddidu la wadaagi doonto Golaha Weynaha, si ay waajibkooda uga gutaan.

1642926101735 - Wardeeq news1642926128543 - Wardeeq news1642926126714 - Wardeeq news1642926112537 - Wardeeq news1642926133756 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights