1643094719987 - Wardeeq news

Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goordhaweyd gaadhay Magaalada Jigjiga ee Caasimada Deegaanka Soomaalida, waxaana halkaas kusoo dhaweeeyay Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar.

Ujeedka Safarka Abiy Ahmed ayaa ah u kuur galida abaaraha daran ee ku dhuftay deegaanka Soomaalida qaybo badan oo kamid ah.

1643094722611 - Wardeeq news1643094731841 - Wardeeq news1643094728825 - Wardeeq news

Verified by MonsterInsights