Ku dhawaad 20 safiir oo ka socda dalalka Somaliland ka taageera dhanka doorashooyinka, ayaa la filayaa in ay maanta soo gaadhaan magaalada Hargeysa .
Maanta waxa lagu wadaa in ay kulamo la yeeshaan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi , halka maalinta beri ahna ay la kulmi doonaan guddida doorashooyinka , axsaabts siyaasada iyo shir-guddoonka labada gole Baarlamaanka
- Waxaana safarkoodu ku soo beegmayaa xilli khilaaf siyaasadeed oo doorashooyinka ahi ka taaganyey Somaliland.