1643180304552 - Wardeeq news

Hoggaanka labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa saaka wada hadal u furmay danjireyaasha dalalka Somaliland ka taageera dimuqraaddiyadda iyo horumarka.

Safiirrada ka socda Midawga Yurub, Ingiriiska, Sweden, Norway, Finland, Denmark iyo Germany iyo madaxda Xisbiyada mucaaradka ayaa ka wada hadlayo xaaladda siyaasadda Somaliland, sii xoojinta geeddi-socodka dimuquraaddiyadda Somaliland iyo doorashooyinka qorshaysan in ay Somaliland ka qabsoomaan sanadkan 2022 sidii ay ugu qabsoomi lahaayeen si habsami ah.

Verified by MonsterInsights