1643438922297 - Wardeeq news

Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi oo ay weheliyaan xoghaye ku xigeenka Waxbarashada Aftax Siciid Jaambiir iyo xoghayaha gobolka Maroodijeex Mawliid Muuse Dacar ayaa shalay galab la shaaheeyay qaar ka mid ah dadweynaha degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa.

Masuuliyiinta Xisbiga iyo dadweynaha ayaa iska xog-warraystay xaaladda siyaasaddeedka ee dalka iyo tabaabushaysiga doorashada madaxtooyada ee dalka ku soo fool leh.

Verified by MonsterInsights