Guddoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa ka hor-yimid Guddida Diwaan-gelinta Ururada Siyaasadda Ee Madaxwayne Biixi Magacaabay .
Faysal Cali Waraabe, Oo Laanta Afka Somaliga Ee BBC Waraysi siiyay ayaa sidoo kale ku Hanjabay in Madaxwaynaha ay dalka ka qabanayaan .
Khilaaf xoogan ayaa ka dhex taagan Xukuumada Madaxwayne Biixi iyo Xisbiyada Mucaaridka somaliland kaas oo ah Doorashooyinka Golaha Guurtida,Ururada iyo Madaxtooyada.