FB IMG 1643551663580 - Wardeeq news

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulammo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga labada dal la yeelan doona madaxda sare ee dalkaas.

Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sii sagootiyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed.

Safarka raysarwasaaraha ayaa ku soo beegmaya Xili uu khilaaf kala dhaxeeyo Madaxwaynaha soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Verified by MonsterInsights