FB IMG 1643620624097 - Wardeeq news

Qoraal ka soo baxay Waddamada Somaliland ka taageera Doorashooyinka ayaa madaxda siyaasadda Somaliland ugu baaqay in ay heshiis loo dhan yahay ay ka gaadhaan hannaanka loo galayo Doorashooyinka sannadkan qorshaysan.

Bayaan ayaa sidoo kale lagu sheegay in guddida Doorashooyinku bilaabaan diiwaan gelinta cod-bixiyaasha Doorashada.

Bayaan laguma xusin wax talo soo jeedin ah oo ku saabsan ta’ay doorbidayaan in ay soo horrayso Doorashada Ururrada iyo madaxtooyada oo khilaaf ka taagan yahay.

Verified by MonsterInsights