Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye oo maanta mar kale loo doortay Xildhibaan.

0
186

Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa mar kale xejisatay kursigeeda Golaha Shacabka JFS , doorasho dadban oo ka dhacday Jowhar, Hirshabeelle.

“Inta xusul-keygu xabaal ka sarreeyo kursigeyga waan leeyahay” – Ayey hore u tidhi Khadiijo oo ah xildhibaanka ugu waqtiga dheer Soomaalida.

Xildhibaan Khadiija ayaa in muda ah ka mid ahayd xildhibaanada Golaha Shacabka ee soomaaliya maantana ku soo baxday kursi u muuqday mid iyada uxidhnaa.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here