Ugu yaraan 11 ayaa ku dhintay daadad ka dhacay caasimadda Ecuador, dhul go’ay

0
190

Daadad weyn oo ka dhacay caasimadda Ecuador iyo dhul go’ ka dhashay ayaa dilay ugu yaraan 11 qof, sida uu sheegay maamulka Quito. Daadadkan oo dhacay Isniintii ayaa waxaa ka dhashay roobab xooggan oo ka da’ay jiirada buurta Volcano ee Pichincha, taasoo dulmarta magaalada.

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here