1643704214119 - Wardeeq news

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani khadar Xuseen Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay Xafiiska Guud ee Xisbiga Waddani ayaa Eedeymo ujeediyey Xukuumada Somaliland ee uu hogaamiye Madaxwayne Muuse ayaa yidhi:-

“ Haddii Madaxweynaha iyo Xisbiga Kulmiye diyaar u yihiin in dalkan doorashooyin ka dhacaan waa in ay hagar daamada ka daayaan Komishanka ogolaadana in hadda la bilaabo diwaangelinta codbixiyeyaasha. Doorasho kasta oo la galayo diwaangelinta codbixiyeyaashu waa u muhiim..”

 

Verified by MonsterInsights