1643703079281 - Wardeeq news

Maxkamadda Ciidamada Milatariga Somaliland ayaa saaka Dil toogasho ah ku xukuntay Alifle-Maxamed Axmed Cabdillaahi, oo lagu helay in uu dilay Gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Dalmar oo wakhtigaasi ku sugnaa Xerada Ciidamada Qaranka Somaliland ee Goroyo-cawl.

Dhawaan uun bay ahayd markii Askariganu uu dilay taliyihiisii isla markaana Xukuumada Somaliland deg deg uga jawaabtay dilkani maaha dilkii u horeeyey ee ka dhex dhaca Ciidamada Somaliland gudahooda.

Verified by MonsterInsights