Friday, December 27, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

https://wardeeqnews.com/ "Farmaajo Waa Keligii Taliye

Tag: "Farmaajo Waa Keligii Taliye

Ma’suul- lagu dilay Beledweyne & howlgallo ka socda

Allaha u Naxariistee waxaa xalay dabley hubeysan Xaafada Xaawa taako ee magaalada Beledweyne ay ku dileen Gudoomiyihii hore ee...

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Xabsiga Hargeysa & Wariyeyaal la xiray

Weli rasaas ayaa laga maqlayaa Xabsiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa ee Somaliland halkaas oo la sheegay inay ku dagaalamayaan...

DEG DEG- Rasaas laga maqlayo Xabsiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa

Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa sheegaya in Rasaas xoogan laga maqlayo Gudaha Xabsiga Weyn ee Hargeysa,taas oo siweyn...

Wareerar- khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Wararka aan ka heleeno meel duleedka ka ah Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay dagaal culus uu ku dhex...

Dagaal- dhimasho & dhaawac ka dhashay oo ka dhacay G/Sh/Hoose

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal khasaaro ka...

Midowga- Yurub oo billaabay heshiis iskaashi ay la galayaan Wadamo Afrika ah

Wadamada dalalka Midowga Yurub ayaa bilaabay inay xoojiyaan xiriirka kala dhaxeeya dalalka Afrika gaarahaanna dalka Nigeria, si ay u...

Magaaladda Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Waxaa Maanta Lagu Qabanayaa Doorashadda Shan Kursi

doorashadda shan kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamanaka Federaalka Soomaaliya.Kuraasta maanta lagu dooranayo Magaaladda Gaalkacyo ayaa kala...

Wararka Tooska ah Ee -Ukraine: Kyiv Ayaa Sheegtay Dhimashada

Ciidamada Ruushka ayaa la wareegay gacan ku haynta warshada tamarta Nukliyeerka ee Zaporizhzhia, taasoo ah xarunta ugu weyn Yurub....

Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay codeynta ra’iisul wasaaraha cusub ee Liibiya

Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay wararka sheegaya in codbixintii baarlamaanka Liibiya lagu soo dhisay xukuumad cusub, taas oo...

Maxaa Ka Dambeeya Jebinta Xabsiga Nigeria?

Nigeria ayaa wajaheysa cudur faafa: Kumanaan qof ayaa ka baxsaday xarumaha asluubta Nigeria, oo sidoo kale loo yaqaano xabsiyada,...