Thursday, November 21, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

https://wardeeqnews.com/ Wararka

Tag: Wararka

Shacabka- Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay xasuuqii Al-Shabaab ee Jubbada Hoose. 

Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey xasuuqii al Shabaab  shalay loogu geystay deegaannada kala ah Buulo Xaaji, Baar Sanguuni iyo...

Guddoomiyaha, gobolka Maroodijeex ee xisbiga WADDANI Mustafe Maxamed Cumar Jeego+

Guddoomiyaha, gobolka Maroodijeex ee xisbiga WADDANI Mustafe Maxamed Cumar Jeego ayaa magacaabay guddoomiye kuxigeenka degmada 31-ka May

Musharraxa- Madaxweynaha ee Xisbiga Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro

Cabdiraxmaan Cirro Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siyaasi Mudane Mustafe Maxamed...

Isra’il oo duqeysay magaalada Xudeyda ee Yemen

Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 87 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay diyaaradaha dagaalka...

A U N- waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Sheek Ismaan Xidig

Alaah ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday caalimka weynaa Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Ismaan...

Walac Laga Khabo Doorashooyinka Somaliland

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa xukuumadda Muuse Biixi uga digay fara-gelin sharci darro ah oo ay ku hayaan shaqooyinka Komishanka...

Xamse, Cabdi Barre Ca Jeediyay Shirka Koonfur Kuuriya iyo Afrika

Wardeeq news.:, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo ka qayb-galay shir madaxeedka Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika ayaa...

Israel oo ka soo baxaya adeegsiga xerada lagu hayo ee lamadegaanka ka dib baaritaanka wardeeq news, ayaa faahfaahin ka bixinaya xadgudubyo faahfaahsan

Israa'iil ayaa boqolaal maxaabiis falastiiniyiin ah ka soo wareejisay xabsiga hadh-ka-baxsan ee Sde Teiman oo ku yaalla saxaraha Negev...

Dacwad, Ooge Ka Tirsan Maxkamadda ICC Oo Soo Jeediyey in Waaran Qabasho Ah Loo Jaro RW Israa’iil iyo Saraakiil Xamaas Ah

hubaysan, Balkees, Jarrah, oo ah ku xigeenka agaasimaha cadaalada caalamiga ah ee ururka xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa...