Wednesday, December 25, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

https://wardeeqnews.com/ Wararka

Tag: Wararka

Ganacsade Falastiini ah oo $30,000 ugu deeqay dib u dhiska suuqa Waaheen

Bassim Sabri oo ah ganacsade falestininan-American ah ayaa 30,000 oo dollar ugu deeqay taakuleynta suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa...

Ciidamada Colombia ayaa sheegay in 6 askari lagu dilay weerar ka dhacay waqooyi galbeed

Ugu yaraan lix askari oo Colombian ah ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday waqooyi-galbeed ee dalkaas, sida ay ciidamadu...

Fahad Yaasiin oo ka hadlay Go’aanka Maxkamadda Sare

Lataliyaha Amniga ee Madaxweyne Farmaajo, Fahad Yaasiin ayaa aqbalay go’aanka ay Maxkamadda Sare ee dalka ku laashay dacwadii uu...

Guddiga FEIT oo soo saaray digniin ku socoto xubno ka mid ah Guddiga

Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashooyinka ee FEIT ayaa looga hadlay go,aankii ay ka qaateen deegaan doorashada labaad ee Garbahaarey...

Maxkamadda Sare oo taageertay go,aankii guddiga FEIT ee kursiga HOP#086

Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa maanta go,aan ka gaartay dacwadda kursiga HOP#086 kaas oo uu u gudbiyay lataliyaha amniga...

Lafta gareen oo la kulmay Xildhibaano u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo shalay Muqdisho ayaa iskugu yeeray qaar ka mid ah musharixiinta Xildhibaanada...

Faah-faahin:- Dilal ka kala dhacay Beledweyne & Laas-caanood

Magaalooyinka Beledweyne iyo Laas-caanood oo ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Sool, waxaa dilal qorsheyn loogu geystay qof shacab...

K/Galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada Kursiga HOP#154

Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada kursiga HOP#154.Doorashada kursigaan hore loogu qabtay Magaalada Baydhabo islamarkaana...

Ciidamada Dowladda oo la Wareegay degaano u dhow Dhuusamareeb.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida Gaar ah u tababar ee Gorgor ayaa howlgal ay sameeyeen kula wareegay...

Xukumada;- Somaliland oo Maanta siideysay qaar kamid ah Wariyeyaashii xirnaa

Muddo lix Cisho ah ayay ku xirnaayeen Xarunta dambi baarista ee Magaalada Hargeysa ku dhawaad 15 Suxufi oo kamid...