Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goordhaweyd gaadhay Magaalada Jigjiga ee Caasimada Deegaanka Soomaalida, waxaana halkaas kusoo dhaweeeyay Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar.
Ujeedka Safarka Abiy Ahmed ayaa ah u kuur galida abaaraha daran ee ku dhuftay deegaanka Soomaalida qaybo badan oo kamid ah.