455986994 996859255814014 2316553174424154252 n - Wardeeq news

Jowhar iyo Balcad ee maamulka HirShabelle waxaa socota u diyaar-garowga u dambeeyay ee howlgal culus oo la isugu furayo

magaalooyinka. Dayax Cabdi Cabduulle ayaa shiray howl-galkan Al-Shabaab looga sifeynayo magaalooyinkan, si la isugu furo.

Madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Ibraahin Sheekh Muxudiin oo uu wehliyo taliyaha lugta Dayax Cabdi Cabduulle.

Kulankan oo sidoo kale qeyb ka ahaayeen guddoomiyaha barlamaanka HirShabelle iyo saraakiil kale, ayaa waxaa iskula qaatay in la bilaabo howlgal Al-Shabaab looga sifeynayo

wadada dheer ee isku xirta Jowhar iyo Balcad ee gobolka Sh/Dhexe. Loogana sifeyn lahaa gebi ahaanba kooxda Al-Shabaab, madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal badan ku bixin doono sidaa la isugu furi magaalooyinkan. Waxaan dadaal mi ah ugu jirnaa sidii dah dhan looga sifeyn lahaa

Verified by MonsterInsights