461549885 1073210708139879 6327900758819354977 n - Wardeeq news

Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay nabadda, is-dhexgalka bulshooyinka, iyo horumar waara,

iyadoo laga jawaabayo caqabadaha sii kordhaya ee caalamka. Halkan waxaa ku xusan qobadii ugu muhiimsanaa ee khudbaddiisa. 1. Midnimo caalami ah oo ka dhan ah khilaafaadka bani’aadannimo iyo musiibooyinka Ra’iisul Wasaaraha ayaa si weyn u adkeeyay baahida deg degga ah ee loo qabo midnimo caalami ah si wax looga qabto khilaafaadka iyo dhibaatooyinka

bani’aadannimo ee sii kordhaya, gaar ahaan meelo ay kamid yihiin Suudaan, Gaza, and Ukraine. Wuxuu ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo falalka colaadeed ee ka jira

gobolladan; isagoo adkeeyay muhiimadda sharciyada caalamiga ah iyo kaalmooyinka bani’aadannimo. “Waxaan si adag u taageersanahay ilaalinta nolosha dadka rayidka, ah iyo soo celinta nabadda iyada

Verified by MonsterInsights