Sunday, November 24, 2024

Nala Soo Xidhiidh

Idaacadda Wardeeq

wardeeq News

7d1d33826ac17664cc0d9f1467c171c5?s=96&d=mm&r=g - Wardeeq news
1762 POSTS0 COMMENTS
https://wardeeqnews.com

Dowladda federaalka Soomaaliya oo isku dayeysa inay ka hortagto arrin ay deeq bixiyayaashu ka qeyliyeen

DfS ayaa wada dadaallo ay meesha uga saareyso leexsashada gargaarka bani’aadannimo, taasi oo ay ka qeyliyeen deeq bixiyeyaasha caalamiga...

Waa kuma Fidan: Diblumaasiga Turkiga ee horseedka u ah wada-hadalka Somalia iyo Ethiopia

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa soo jiitay indhaha caalamka sida weyn ee uu uga dhexmuuqday wada...

Itoobiya oo ka walaacsan howlgalka ATMIS bedelaya

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya Danjire Nebiyu Tedla ayaa sheegay in Itoobiya ay sii wadi doonto xoojinta dadaallada...

ITOOBIYA oo ku adkeysaneysa arrin yaab leh oo la xiriirta wada-hadalladii ANKARA

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo marin la isku haleyn karo oo...

Dowladda SOOMAALIYA oo ka digtay cudur halis ah oo lagu arkay

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka digtay halista cudurka Daanyeerka (Monkeypox) oo sidoo kale loo yaqaan...

Shirkadaha Japan waxay u arkaan madaxweyne Harris inuu ka wanaagsan yahay ganacsiga Trump, sahanka Reuters ayaa muujisay

TOKYO, Aug 15, 2014 (Himilo) – Shirkado badan oo reer Japan ah ayaa aaminsan in Madaxtinimada Kamala Harris ee...

WHO; ayaa ku dhawaaqday mpox xaalad degdeg ah oo caafimaadka dadweynaha ah oo caalami ah markii labaad laba sano gudahood

Aug 14,2013(SDN)-Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqday mpox xaalad caafimaad oo degdeg ah oo caalami...

sarkaal: Mareykan ah oo qirtay inuu sir xasaasi ah ka iibinayey dalka…

Waaxda caddaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay in Sarkaal la shaqaynayey waaxda sirdoonka ee ciidamada Mareykanka uu qirtay inuu dal...

Soomaaliya; iyo Masar oo kala saxiixday heshiiska difaaca iyo amniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-Siisi. Shirka...

Khilaaf: xooggan oo ka dhex qarxay ganacsatada iyo wasiirka maaliyadda

Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay kulan dhex maray guddi xul ah oo ka socday ganacsatada magaalada Muqdisho iyo...