Bandhiga, Ololaha dib u soo nooleynta suugaanta Soomaalida

0
257

Inkasta oo suugaanta Soomaalida la isugu gudbin jiray dhinaca afka, ayaa haatan waxaa soo badanaya in dedaalada la doonayo, in dib loo qoro, wixii laga hayo suugaantii hore.

Waxaana dhacdooyinkaas ugu dambaysay, buug lagu soo badhigay magaalada Hargeisa, kaas oo laga qoray suugaantii iyo taariikhdii Axmed Ismaaciil Diiriye (Qaasim).

Wardeeq news

Please enter your comment!
Please enter your name here