Madaxweyne Joe Biden wuxuu saxiixi doonaa amar fulineed oo dejinaya “yool hami leh” oo ah in kala bar dhammaan gawaarida cusub ee lagu iibiyo Mareykanka marka la gaaro 2030-ka eber la waayo, sida uu sheegay Aqalka Cad.
Amarka fulinta, oo khamiista qalinka lagu duugi doono, wuxuu ku baaqayaa boqolkiiba 50 iibka gawaarida Mareykanka inay noqdaan “batteriga korontada ku shaqeeya, koronto isku-dhafan, ama gawaarida korontada unugga shidaalka” in ka yar 10 sano.