Magalada Boosaaso oo Maalintii Labaad Xiran Gobaha Ganacsiyada
Waxaa maalintii labaad xiran inta badan xarumaha ganacsiga Boosaaso, iyada oo ganacsatada ay ka cabanayaan lacago xad dhaaf ah oo lagu soo rogay. Ganacsatada ayaa ka cabanaya canshuur kordhin ay…
Khaatumo, oo jawaab- culus ka bixisay hanjabaaddii Muuse Biixi, kuna dhawaaqday…
Maamulka SSC-Khaatuma ee fadhigiisu yahay magaalada Laascaanood ayaa jawaab culus oo deg-deg ah kasoo saaray hadal kasoo yeeray madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo hadda booqasho ku maraya qaybo kamid…
Xaaladda- “suuqa “Bakaaraha oo maanta ka sii dartay iyo “wararkii ugu dambeeyay
Maalintii labaad waxaa xiran goobaha ganacsiga suuqa wayn ee Bakaaraha, sababo la xiriira go’aankii kasoo baxay dowladda ee ku aadan qaadista canshuurta iibka oo shalay ka dhaqan gashay magaalada Muqdisho.…
Muuse- Biixi oo ku dhawaaqay inay dagaal la xiriira aqoonsiga Somaliland
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Axaddii gaaray furimaha dagaalka ee xiga dhanka deegaanada SSC Khaatumo, halkaas ciidamada Somaliland ay difaac adag uga jiraan. Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland…
Maxaa- kasoo baxay shirkii ka dhacay dekedda wayn ee Muqdisho?
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Imaan Cige oo Wariyeyaasha u qabtay shir jaraa’id ayaa ka warbixiyay shir gaar ah oo ka dhacay dekedda Muqdisho, kaas oo ay isugu yimaadeen madaxda wasaaradda…
Israel- 29 qof oo ay carruur ku jirto ku dishay GAZA
Ciidamada Israa’iil oo sii wada duqeymaha ay ka wadaan Marinka Gaza, ayaa xalay dilay ugu yaraan 29 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen 5 carruur ah oo mataano ahaa. Duqeymihi…
Amar kasoo baxay madaxda dalka oo ka dhaqan-galay Boondheere
Waxaa xalay degmada Boondheere ka dhaqan-galay amar kasoo baxay madaxda sare ee dalka, kaas oo ku aadan in la dadargeliyo howlaha sugidda amniga Muqdisho, waxaana ka dhacay howlgal culus oo…
Blinken oo tegaya- Tel Aviv, si uu Israel ugu cadaadiyo hal arrin
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Axad ah gaaro Israa’iil. Socdaalkan ayaa qeyb ka ah dadaalka diblumaasiyadeed ee Washington ay ku dooneyso in…
Afhayeenka- BOOLISKA oo raalli-gelin ka bixiyay gefkii uu gaystay
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan oo soo saaray warsaxaafadeed ayaa raalligelin buuxda ka bixiyay gef uu dhowaan u gaystay Wariyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho, kaas oo sababay in…
Famine looming in parts of Yemen
the number of acutely malnourished children has increased by 34 % compared with last year a United Nations report says Acute malnutrition is increase escalating in Yemen, with famine looming…
Wararkii- ugu dambeeyay xaaladda Bakaaraha kadib go’aankii DF
Waxaa gebi ahaan albaabada la’isugu soo laabay ganacsiyadii suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, sababo la xiriira canshuurta cusub ee ay soo kordhisay dowladda Soomaaliya ee maanta dhaqan-geleysa. Ganacsatada ayaa weli…
Madaxweynaha- Soomaaliya oo “shaaciyey is-bedel ku yimid dagaalka Al-Shabaab
Xasan “Sheekh Maxamuud ayaa xalay qeyb ka mid ah khudbad dheer oo uu jeediyey kaga hadlay dagaalka dalka looga xoreynayo kooxaha Khawaarijta ah, isagoo cadeeyey in dagaalkii uusan joogsan, balse…
Dagaal- Culus oo Lagu Khadiidy Al-Shabaab oo Ka Dhacay Baay
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta howlgal culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab uu ka dhacay duleedka degmada Buurhakaba, kaas oo ay iska kaashadeen ciidamada…
Ku dhowaad- 100 qof oo lagu dilay dalka SUDAN
Millatariga Sudan iyo dad goob-joogayaal ah ayaa Sabtidi sheegay, in malleeshiyo ka tirsan xoogagga dagaalka kula jira ciidamada Sudan ay cagta mariyeen tuulo ku taalla bartamaha Sudan, halkaas oo ay…
Xasan- “Sheekh oo jeediyey “khudbad uu kaga hadlay 4 qodob oo xasaasi ah
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa jeediyey khudbad uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo xaaladda dalka ku saabsan iyo farriin u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa…