Maxay- Somaliland ka tiri ciidamada ay Masar usoo direyso Soomaaliya?
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa weerar culus ku qaaday dowladda Masar, isaga oo ka horyimid ciidamada ay usoo direyso Soomaaliya. Muuse Biixi…
Dagaal- duleedka Muqdisho ku dhex-maray Al-Shabaab iyo ciidanka DF Soomaaliya
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay kooxda Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo laga helayo faah-faahino dheeraad…
Puntland- oo ‘toogasho ku fulisay 10 Al-Shabaab ah
Ciidamada ammaanka ee Puntland ayaa saaka dil toogasho ah ku fuliyay 10 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo horay loogu riday xukuno dil ah. Ragga la toogtay ayaa…
Howlgal- lagu beegsaday Al-Shabaab oo ka dhacay BAKOOL
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta howlgallo culus oo ka dhan ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ka sameeyay qaybo kamid ah gobolka Bakool ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Howlgalladan oo laga…
Doorka- ololaha ,doorashada ee ururada shaqaalaha Maraykanka
Magaalada Las Vegas ee gobolka Nevada ee dalkan Maraykanka waxaa ka furmay shirweyne sannadle ah oo ay leeyihiin hay’ad u doodda xuquuqda shaqaalaha ee Maraykanka, waxaana kulankaas looga hadlayaa xuquuqda…
Muxuu- yahay go’aanka ay DF gaartay ee walaaca xooggan ka muujisay Itoobiya?
Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Itoobiya Danjire Nebiyu Tedla ayaa sheegay in Itoobiya ay sii wadi doonto xoojinta dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo in ay hesho marin badeed la isku…
Ex Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Oo Ka Hadliy duruufaha Adag, Gaar Ahaan xoogsatada Bajaajka
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee aaminay dalkooda, kuna shaqeynaya duruufaha adag, gaar ahaan xoogsatada Bajaajka, waxay mudan yihiin garab istaag iyo in laga fududeeyo culaysyada iyo canshuuraha ay ka cabanayaan. Dhibaatada iyo…
Dowladda federaalka Soomaaliya oo isku dayeysa inay ka hortagto arrin ay deeq bixiyayaashu ka qeyliyeen
DfS ayaa wada dadaallo ay meesha uga saareyso leexsashada gargaarka bani’aadannimo, taasi oo ay ka qeyliyeen deeq bixiyeyaasha caalamiga ah. Madaxa qaybta horumarinta barnaamijyada hay’adda SODMA Dr. Ismaaciil Jimcaale ayaa…
Waa kuma Fidan: Diblumaasiga Turkiga ee horseedka u ah wada-hadalka Somalia iyo Ethiopia
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa soo jiitay indhaha caalamka sida weyn ee uu uga dhexmuuqday wada xaajoodyada u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Ethiopia, si xal kama dambays ah…
Itoobiya oo ka walaacsan howlgalka ATMIS bedelaya
Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya Danjire Nebiyu Tedla ayaa sheegay in Itoobiya ay sii wadi doonto xoojinta dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo in ay hesho marin badeed la isku…
ITOOBIYA oo ku adkeysaneysa arrin yaab leh oo la xiriirta wada-hadalladii ANKARA
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay dadaallada diblumaasiyadeed ee lagu xaqiijinayo marin la isku haleyn karo oo dhanka badda, taas oo ay kala jeedo wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya…
Dowladda SOOMAALIYA oo ka digtay cudur halis ah oo lagu arkay
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka digtay halista cudurka Daanyeerka (Monkeypox) oo sidoo kale loo yaqaan Busbus, kaas oo kusii fidaya Qaaradda Afrika oo ay ku jiraan…
Shirkadaha Japan waxay u arkaan madaxweyne Harris inuu ka wanaagsan yahay ganacsiga Trump, sahanka Reuters ayaa muujisay
TOKYO, Aug 15, 2014 (Himilo) – Shirkado badan oo reer Japan ah ayaa aaminsan in Madaxtinimada Kamala Harris ee Maraykanka ay u fiicnaan lahayd ganacsigooda marka loo eego maamulka labaad…
WHO; ayaa ku dhawaaqday mpox xaalad degdeg ah oo caafimaadka dadweynaha ah oo caalami ah markii labaad laba sano gudahood
Aug 14,2013(SDN)-Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqday mpox xaalad caafimaad oo degdeg ah oo caalami ah markii labaad muddo laba sano gudahood ah, ka dib markii…
sarkaal: Mareykan ah oo qirtay inuu sir xasaasi ah ka iibinayey dalka…
Waaxda caddaaladda ee Maraykanka ayaa sheegtay in Sarkaal la shaqaynayey waaxda sirdoonka ee ciidamada Mareykanka uu qirtay inuu dal kale ka iibiyay sirta ciidamada. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Korbein Schultz…