Soomaaliya; iyo Masar oo kala saxiixday heshiiska difaaca iyo amniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-Siisi. Shirka oo ka dhacay magaalada Qaahira ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiirro…
Khilaaf: xooggan oo ka dhex qarxay ganacsatada iyo wasiirka maaliyadda
Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka dhacay kulan dhex maray guddi xul ah oo ka socday ganacsatada magaalada Muqdisho iyo sidoo kale wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya. Kulankaas waxaa looga hadlay cabashooyin ay…
Dibad; baxyada ka soda Muqdisho oo sii xoogeystay
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka soconaya dibad-baxyo rabshada wata oo galay maalintii labaad oo xiriir ah, kuwaas oo ay dhigayaan dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta. Darawallada ayaa…
Ciidanka: ilaalada xeebaha Soomaaliya oo sameeyay dhoolatus cajiib ah
Ciidanka ilaalada xeebaha Soomaaliya ayaa sameeyay dhoolatus cajiib ah, iyagoo soo bandhigay xirfad sare iyo tababar heer sare ah. Ciidanka Soomaalida ayaa waxay layligan si wada-jir ah u sameeyeen howl-galka…
Soomaaliya; iyo Midowga Afrika oo ogolaaday Masar oo u soo direysa ciidamo
Howlgalkaas oo bedeli doona ATMIS ayaa magaciisa loosoo gaabiyaa AUSSOM. Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ogolaaday War-murtiyeed ka soo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in ururku soo dhoweynayo saameynta…
Ammaanka: Villa Soomaaliya oo si weyn loo adkeeyay kadib xaalad soo korortay
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in haatan si weyn loo adkeeyay amniga xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay soo baxeen digniino ku aadan weeraro horleh oo ay…
Yemen: Ayaa Sheegaya, in Ugu Yaraan 40 Qof Ay Ku Dhinteen Daadad ka Dhashay Roob Mahiigan Ah
Saraakiisha maamulka Xuutiyiinta iyo shaqaalaha gargaarka ayaa xaqiijiyay tirada dadka ku naf-waayay daadadka, waxay kaloo sheegeen in qoysas daganaa ilaa 500 oo guri oo ku yaalla gobolka Xudeydah la daad-gureeyay,…
Xog; Sirdoonka dalka Turkiga oo banaanka keenay arrimo laxiriira dilka hoggaamiyihii Xamaas Ismaciil Haniyah
Hay’adda sirdoonka ee Turkiga ee MiT ayaa sheegtay inay ka hortageen labo isku dayo hore oo lagu doonayay in lagu dilo madaxii hore ee xafiiska siyaasadda Xamaas, Ismaaciil Haniyeh oo…
Nabad: Sugida Somaliya Oo Gacanta Ku Soo Dhigay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab
Howlgallo ka dhan ah AS ayaa ciidamada nabad sugidda Soomaaliya waxa ay ku soo qabteen sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaanada Galmudug Idiris Maxamed Sheekh oo…
Diblomaasiyiinta: Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinaca tababarrada diblomaasiyadda
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Amb. Ahmed Moallim Fiqi Ahmed, ayaa la kulmay Prof. Dr. Mesut Özcan, Agaasimaha Akadeemiyada Diplomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Turkiga Kulanka…
Dalka Masar: oo xoolaha uga soo dhoofisa Soomaaliya iyo Jabuuti si ay ula dagaalanto qiimaha hilibka ee sare u kacay
Masar ayaa xoolo badan ka soo dhoofsan doonta Soomaaliya iyo Jabuuti si loola dagaallamo sare u kaca qiimaha hilibka, waxna looga qabto gabaabsiga guud ee suuqa ka jira, sida uu…
Alshabaab: oo hanjabtay wiil dhalinyaro ah oo qarixii Xeebta Liido qof dhaawac ah dushiisa kusoo qaaday
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada si weyn u qabsaday muuqaalka wiil dhallinyaro ah oo dusha ku xambaaraya wiil kamid ahaa dadkii ku dhaawacmay weerarkii xeebta Liido, xilli dadka badankood…
Toddobaad Ka Dib Markii Dammaanad lagu sii Daayey Wariye Calinuur Salaad Ma Awoodo inuu Qabto Shaqadii Saxaafadda?
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa ugu baaqaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu farayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka inuu laalo eedeymaha Siyaasadeysan ee ka dhanka ah Agaasimaha Warbaahinta Dawan…
Sanbaloolshe: Sulub iyo Madaale maanta kulan xasaasi ah isugu yeertay
Wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah isugu yeertay hay’addaha amniga, kadib weerarkii Jimcihii ka dhacay xeebta Liido. Kulanka oo looga hadlay amniga Muqdisho ayaa waxaa iskugu yimid…
Fah-fahin dheeraad ah ayaa waxaa lag helayaa weerar ku billowday qaraxyo oo xalay liido
kooxda Al-Shabaab ku qaaday xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan hoteelka lagu magacaabo Beach View ee Muqdisho. Weerarka ayaa dhacay xilli ay dad badan oo shacab ah ku sugnaayeen…