DIGNIIN laga soo saaray FUUSTO laga shakiyay oo kusoo caariday xeebaha…
DIGNIIN laga soo saaray FUUSTO laga shakiyay oo kusoo caariday xeebaha… Booliska maamulka Puntland ayaa digniin culus kasoo saaray foosto laga shakiyay oo kusoo caariday xeebaha gobolka Mudug. Booliska ayaa…
Wasiirka Tamarta Turkiga oo qaadaya tallaabaddii u horreysay ee shidaal qodista Soomaaliya
Turkiga ayaa qaadeysa tallaabaddii ugu horreysay kadib heshiiskii shidaal qodista Soomaaliya, ayada oo Soomaaliya usoo direysa markabkeefa sahminta. Turkish Petroleum oo ah shirkad ay dowladda Turkiga leedahay ayaa lagu wadaa…
Daciish Soomaaliya oo kordhisay awoodeeda inkasta oo uu ku guul daraystay duqeyntii Maraykanka ee uu ku qaaday Cabdul Qaadir Muumin
Falanqeeyayaasha ammaanka ayaa ka walaacsan in IS-S ay si degdeg ah u ballaarineyso saameynteeda iyo awooddeeda shaqo taasoo keenaysa khatar sii kordhaysa gudaha Soomaaliya iyo tan caalamkaba. 31-kii bishii May…
Khilaafka u dhexeeya Cabdulqaadir Soomow Mukhtaar Roobow oo kasii daray Maxaa soo kordhay
wasiirka diinta iyo awqaafta xukuumadda Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa sii xoogeystay, waxaana arrinta uga sii daray shirka culimada ee haatan ka socda Muqdisho, kaas oo aysan…
Muxuu ka dhigan yahay kulanka fahad iyo Prof.ingiriis ee magaalada istanbul ?
WAR DEGDEG AH: Istanbul caawa waxaa ka dhacay kulan aan caadi aheyn oo u dhexeeya Professor Maxamed Xaaji Ingiriis iyo Agaasimhii NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, kaasoo looga hadlay nuuca…
Shacabka- Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay xasuuqii Al-Shabaab ee Jubbada Hoose.
Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey xasuuqii al Shabaab shalay loogu geystay deegaannada kala ah Buulo Xaaji, Baar Sanguuni iyo Harboole ee gobalka Jubbada Hoose. Axmed Macallin Caydiid oo kamid ah…
Waxaa- taageeray Biden, Harris wuxuu u dhaqaaqay inuu xidho dalabka Aqalka Cad
Waxaa taageeray Biden, Harris wuxuu u dhaqaaqay inuu xidho dalabka Aqalka Cad Harris waxay sheegtay inay doonayso inay ‘kasbato oo ku guulaysato magacaabistan’ Guddiga Qaranka ee Dimuqraadiga ayaa qorsheynaya tallaabooyinka…
Ciidamada DF iyo kuwa Jubbland oo fashiliyay weerar ay soo qaadeen Al-Shabaab
Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Sbabaab ay weerar rogaal celis ah ku qaadeen deegaanka Harboole oo ay dhowaan kala wareegeen…
Deni oo war ka soo saaray xasaradaha Somaliland iyo Koonfurta Soomaaliya
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo kumanaan shacab ah maanta kula hadlay fagaaraha Garowe ayaa soo hadal qaaday colaadaha iyo xasaradaha maamul ee ka taagan koonfurta Soomaaliya iyo Somaliland. Saciid…
Guddoomiyaha, gobolka Maroodijeex ee xisbiga WADDANI Mustafe Maxamed Cumar Jeego+
Guddoomiyaha, gobolka Maroodijeex ee xisbiga WADDANI Mustafe Maxamed Cumar Jeego ayaa magacaabay guddoomiye kuxigeenka degmada 31-ka May
Musharraxa- Madaxweynaha ee Xisbiga Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro
Cabdiraxmaan Cirro Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siyaasi Mudane Mustafe Maxamed Axmed (Xudur) oo kamid ahaa Aasasayaashii Xisbiga rajada shacabka ee WADDANI…
Isra’il oo duqeysay magaalada Xudeyda ee Yemen
Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay 87 kalana ku dhaawacmeen, kaddib marki ay diyaaradaha dagaalka ee Isra’il Sabtidi shalay duqeeyeen dekadda magaalada Xudeyda ee dalka Yemen.…
A U N- waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Sheek Ismaan Xidig
Alaah ha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday caalimka weynaa Sheekh Cusmaan Sheekh Cumar Sheekh Daa’uud (Ismaan Xiddig), oo muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho guri uu ka…
Dil, ka dhacay Magaalada Baladweyne.
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa lagu dilay Qof shacab ahaa. Dilkan ayaa ka dhacay Xaafadda Howlwadaag ee Baladweyne waxaana dilka geystay Askariga ka tirsanaa Ciidanka dowlada Soomaaliya ee…