Maxkamada, ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday Taliyihii hore ee Booliska degmada Hiliwaa iyo askar lagu soo eedeeyay dilka ganacsade.
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun ku ridday taliyihii hore ee saldhiga degmada Hiliwaa saraakiil ka tirsan ciidamada booliska iyo rag kale…
Ciidamada, dowladda oo howlgal ay ka sameeyeen Hiiraan oo qabtay dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab oo Itoobiyaan ah.
Ciidamada dowladda oo gacan ka helaya dadka deegaanka ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Beerayabaal waxa ay ku soo qabteen nin Itoobiyaan ah oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Shakhsiga, oo…
Feysal, Cali Waraabe oo baaq ka dhan ah dowladda Somali udiray Qaramada Midoobay
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee deegaannada maamulka Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in khalad weyn ay aheyd in dowladda Soomaaliya laga qaado cunaqabateyntii dhinaca hubka ah ee muddo dheer…
Wararkii, ugu dambeeyay Qaraxii ka dhacay Beledweyne oo sababay dhimashada askar iyo dad rayid ah.
Askari ka tirsan ciidamada dowladda iyo qof rayid ah ayaa ku dhintay qarax miino oo ka dhacay maqaayad ku taalla xaafadda Xaawo Taako ee magaalada Beledweyne gaar ahaan agagaarka deegaanka…
Dad, lagu dilay weerar lagu qaaday Masjid ku yaalla Cumaan
Ugu yaraan afar Pakistani ah ayaa lagu dilay, 30 kalena waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday meel u dhow Masaajid Shiicada leeyihiin oo ku yaalla caasimadda dalka Cumaan ee Muscat,…
Ciidamadii, kusoo dhaawacmay dagaalkii Galgaduud oo la keenay Muqdisho
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maanta lasoo gaarsiiyay qaar kamid ah askartii shalay kusoo dhaawacantay dagaal culus oo ay Al-Shabaab kula galeen deegaanka Waniille oo ka tirsan Gobalka Galgaduud.…
Wasaaradda, Ammniga Somalia oo sheegtay in hubkii ladhacay sida ugu dhaqsiyaha badan lagu soo celin doono gacanta dowladda
War-saxaafadeed goordhaw kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha Soomaaliya, ayaa looga hadlay hubkii shalay maleeshiyaad iyo dadka deegaanka ku furteen kuna boobeen deegaan dhaca duleedka degmada Caabdudwaaq ee gobolka Galgaduud. Sidoo…
Maxkamadda, ciidamada Jubbaland oo dil toogasho ku fulisay shan nin oo katirsanaayeen Al-shabaab
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay shan nin oo lagu helay in ay ka tirsanaayeen Al-Shabaab, kuwaa oo horey maxkamadda ugu heshay in…
Maamulka, Galmudug oo ka hadashay hubkii la dhacay oo gacanta ay kudhigeen dadka reer Caabudwaaq
Gaadiid hub tiro badan waday kana yimid dhinaca dalka Itoobiya ayaa shalay lagu weeraray deegaan duleedka ka ah degmada Caabudwaaq, waxaana hubkaasi markii dambe gacanta ku dhigay oo boobay maleeshiyaad…
faah,faahinta sida qaraxu u dhacay TOP COFFEE
Waxaa kordhay tirada dadka ku dhintay weerar baabuur ismiidaamin ah loo adeegsaday oo habeenkii Axadda lagu weeraray maqaayadda Top Coffee oo ku taalla aagga sida weyn loo ilaaliyo ee Daljirka…
Dowladda, iyo Al-Shabaab oo kala sheegtay tirooyin iskhilaafsan oo dhimasho dagaalka Galgaduud
Dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa ka warbixiyay tirooyin iska soo horjeeda oo ku dhintay dagaal dhawaan ka dhacay gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanka Dhabaqle ee gobolka Galgaduud ee…
Netherlands: Darawallada Soomaalida ee Takaasida oo urur sameystay
Magaalooyinka waaweyn ee dalka Netherland waxa jira dhallinyaro badan oo Soomaaliyeed oo ku shaqaysata takaasida Uber-ka. Dhallinyaradan ayaa waxay sameysteen Ururka Iskaashatooyinka Takaasida Soomaalida. Wariyaha wardeeq news ee Qaarada Yurub…
Aragtida, Soomaalida Mareykanka ee isku daygii dil ee lala beegsaday Trump
Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Mareykanka, oo wardeeq news la hadlay ayaa aragtidooda ka dhiibtay, isku daygii dil ee habeen hore lala beegsaday madaxweynihii hore ee Maraykanka…
Ciidanka, Asluubta Soomaaliyeed oo lagu sharfay taallo iyo dalacsiin kadib markii ay fashiliyeen baxsadka xabsiga Al-Shabaab.
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed G/sare Mahad C/raxmaan Aadan oo loo yaqaano Taliye Shub ayaa shaaca ka qaaday in ay qorsheynayaan in Xasan Xuseen Raage oo ka mid ahaa ilaalada Xabsiga…
Madaxweynihii, hore ee dalka soomaaliya oo si kulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho.
Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Somaliya, ayaa cambaareeyay “Weerarkii foosha xumaa” ee caawa lagu qaaday dhalinyaro ku daawaneysay ciyaaraha Coffee-ga Top Coffee ee Magaalada Muqdisho.