Boliiska- Somalia oo shaaciyay khasaaraha rasmiga ee ka dhashay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa xalay lagu weeraray maqaayad ku taalla degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, waxaana qaraxaasi…
Macalimiinta- dugsiyada dowladda oo ka cabanaya shaqo joojin lagu sameeyay magaalada Muqdisho.
Macalimiinta wax ka dhiga dugsiyada dowliga ah ee Soomaaliya ayaa maanta isugu soo baxay bannaanka hore ee wasaaradda waxbarashada ee…
Xarunta- degmada Waaberi oo korontada laga jartay kadib markii lacago badan oo koronto ah lagu yeeshay degmada
Xogo hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in muddo shan maalin ah aysan wax shaqo ah ka socon xarunta degmada…
Booliska, oo shaaciyey khasaare culus oo ka dhashay qaraxii xalay ee Muqdisho
Qaraxa xalay ka dhacay Maqaayadda Top Coffee oo ku taalla agagaarka taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho, waxaa loo adeegsaday…
Trump- oo ka bad-baaday isku day dil
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa lagala cararay masrax uu hadal ka jeedinayey, magaalada Butler ee gobolka Pennsylvania kadib…
Taliska, ciidanka Asluubta oo shaaciyay khasaaraha weerarkii xabsiga dhexe
Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gaashaanle Sare Cabdiqani Maxamed Qalaf oo warbaahinta kula hadlay gudaha xabsiga ayaa faah-faahin dheeraad ah ka…
War-DEG DEG: Gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho oo qarax ka dhacay & dagaal toos ah oo gudaha ka socdo
Muqdisho (wardeeqnews) – Rasaas xooggan iyo qaraxyo ayaa laga maqlayaa gudaha xabsiga dhaxe ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi lasoo sheegayaa…
Madaxeynaha- Soomaaliya Xasan Sheekh oo beeniyay war kasoo yeeray xildhibaano ka tirsan BF
Madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreeysay si cad u beeniyay inay jiraan degaano iyo degmooyin ka tirsan…
Jigjiga, 22 kun oo arday ah ayaa u fariisatay imtixaanka fasalka 12-aad
Waxaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Jigjiga ee caasimada dawlada deegaanka soomaalida, wajigii koowaad ee imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka…
Guddoomiyaha Gedo oo shaqada ka joojiyay mas’uuliyiinta Garbahaarey oo lagu eedeyay rabshad
GARBAHAAREY ( wardeeqnews) – Guddoomiyaha Gobolka Gedo Cabdullaahi Cabdi Jaamac ayaa shaqo ka joojin ku sameeyay labo xubnood oo ka…
Warshad sifaysa biyaha badda oo laga hirgeliyey Xaafuun
Degmada Xaafuun ee gobalka Bari ayaa laga hirgeliyay warshad sifeysa biyaha badda oo ka dhigta kuwo macaan oo la cabi…
Mareykanka oo war culus ka soo saaray war ay xiisadda badda ka baahisay Itoobiya
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa baraha bulshada ee Soomaalida iyo Itoobiyaanka aad loogu faaqiday sawir laga qaaday qoraal uu qoray wargayska…
Itoobiya- iyo Somaliland oo tallaabo kale qaaday + Sawirro
Kadib heshiiskii muranka badan dhaliyay ee dhex-maray Somaliland iyo Itoobiya ayaa mar kale maanta labada dhinac waxa ay qaadeen tallaabo…
Kulan Dhaxmariye Xisbiga Waddani Iyo Urur Siyaasadeedka KAAH
Xisbiga WADDANI Iyo Urur siyaasadeedka KAAH ayaa maanta si Rasmi ah u bilaabay iskaashi siyaasadeed. Hoggaanka Xisbiga WADDANI Iyo Hoggaanka…