Doorashada, Somaliland oo la sheegay in ay waqtigeeda ku dhaceyso
Guddiga doorashada Somaliland iyo Golaha Wasiirrada ayaa mar kale ku celiyey in jadwalka doorashooyinka madaxtinnimada iyo baarlamaanka aysan waxba iska…
Kulankii, Golaha Shacabka Soomaaliya oo u baaqday kooram la’aan
Kulankii labaad ee kalfahdiga shanaad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaqday maalmo uun kadib markii ay soo xaadiri waayeen tiro…
WAR-SAXAAFADEED: Golaha Wasiirrada Oo Cadeeyey In Loo Diyaar Garoobo Doorashada iyo Difaaca Dalka.
Fadhigii 130aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo qabsoomay maanta oo Arbaca ah taariikhduna tahay 10-07-2024, kana soo hor maray…
XISBIGA WADDANI OO QAADHAAN KU DARSADAY DHAKHTARKA CAYNABA
Xisbiga Waddani oo sheegay in uu qaadhaan $10,000 dollar ah ku bixinayo dhismaha dhakhtarka Caynaba. “Waddani wuxuu Caynaba u arkaa…
Madaxweyne, Xasan oo soo geba-gebeeyey safarkii Eritrea
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kusoo laabtay magaalada Muqdisho kaidb booqasho laba maalmood ah oo uu ku tagay…
Jubbaland, oo dib u dajin u sameyneysa dadka ku ceyrtoobay abaaraha
Maamul goboleedka Jubaland ayaa bilaabay qorshe uu dib u dejin ugu sameynayo qaar ka mid ah dadki ay barakiciyeen abaarihi…
Waa, Sidee Xaalada degmada Luuq ee gobolka Gedo?
Wararka ka imaanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka xaaladdu ay deggentahay, iyadoo shalay halkaa uu ka…
Xamse, oo baaq ka soo saaray Colaada degmada Luuq ee gobolka Gedo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal…
Mareykanka, oo ciidankiisa ka saarayo dalka Niger
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay, in qaar ka mid ah ciidankeeda ay Axaddii kala soo baxday saldhigga ciidanka cirka Niger ee…
Xisbullah, oo duqeysay saldhig ay Isra’il ku leedahay buuraleyda Golan
Ururka Xisbullah ee Lubnan ee taageerada ka hela Iran ayaa Axaddii sheegay, in ay diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ku weerartay…
Madaxweynaha, Xasan Sheekh oo sheegay in ay ka go’an tahay doorasho qof iyo cod ah
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay dhowaan siin doonaan fursadad ay codadkooda ku dhiibtaan, dalkana ay gaarsiin…
War-Maleeshiyadii, ku dagaalamay galbeedka Mudug oo la kala qaaday
Maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay kala qaadaan mileeshiyo beeleedyo bilihii u dambeeyay ku dagaalamayay deegaanno ku yaala…
Ra’iisul- Wasaaraha Itoobiya oo shaaciyey inay xaq u leeyihiin Bad ay ka helaan Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa mar kale ku celiyay inay Itoobiya ka go’an tahay sidii ay u heli lahayd…
Waa- maxay Taargada iyo Leysinka cusub ee dawladda Somaalliya ay soo bandhigayso?
Dawladda federaalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay soo bandhigayso taargooyinka gawaarida oo cusub iyo ruqsadda wadidda gaadiidka (Leysinka) oo…
Xubno- ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay Hawlgal ka dhacay gobolka shabeelada Hoose
Howlgal ay fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu dilay in ka badan 10 Xubnood oo ka tirsanaa Alshabab iyadoo…