Howlgal- gaar ah oo lagu qabtay Afar Xubnood oo katirsan Al-Shabaab
Howlgal wadajir ah oo ay sameeyeen Ciidamada Kumaandooska DANAB, Ciidamada Daraawiishta iyo Booliska Koonfur Galbeed iyo laamaha Ammaanka degmada Wanlaweyn…
Soomaaliland- oo ka Walaacsan Wada hadalada Soomaaliya & Itoobiya
Xilli magaalada Ankara ee dalka Turkiga wada hadalo aan toos ahayn ay ku yeesheen wafdi uu hugaaminayo wasiirka arimaha dibadda…
Axmed- Madoobe oo Ka Digay Qorshaha Bixitaanka Ciidanka ATMIS Ee Soomaaliya+
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa ka hadlay qorshaha ciidamada ATMIS ay Soomaaliya uga baxayaan dhamaadka…
Khan, Yunus oo laga qaxayo
Milatariga Isra’il ayaa xalay ku amray dadka Falastiiniyiinta ah ee ku nool degmada Khan Yunis ee bartamaha Marinka Gaza, in…
Dawlada, Jabuuti oo ka hadashay Eedeeyn uga timid Madaxweynaha Soomaaliland
Dowlada Jabuuti ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hadalkii uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku sheegay in Jabuuti ay martigalinayso…
Dowladda- Soomaaliya oo Maanta dhoolatus Ciidan soo bandhigtay
Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta inta u dhaxeysa Taalada Daljirka Daahsoon iyo Taalada SYL ee Magaalada Muqdisho kusoo bandhigtay dhoolatus Ciidan…
War- Galmudug iyo Puntland oo si kulul uga hadlay Dagaal Beeleedka Gobolka Mudug
Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si kulul waxaa ay uga hadleen dagaal beeleedyada kasoo cusboonaday degaano kuyaalla Bariga Gobolka Mudug,…
Xisbiga, Midigta Fog oo ku guuleystay wareega hore ee Doorashada Faransiiska
Natiijo hordhac ah oo kasoo baxday wareega koowaad ee doorashada baarlamaaniga dalka Faransiiska ee dhacday Axaddii shalay ayaa muujineysa, in…
Kuuriyada- Waqooyi oo ridday gantaal kale
Millatariga Kuuriyada Koofureed ayaa ku warramay, in Kuuriyada Waqooyi ay aroornimadi hore ee Isniinta maanta ah ay xeebteeda bari ka…
Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay Beledweyne
Ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan askar militariga Soomaaliya ka mid ah ayaa lagu dilay qarax goor dambe…
Xasan, oo dhisay sanduuq ay horey u laheyn Soomaaliya iyo waxa uu qabanayo
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhisay sanduuqa qaran ee cimilada. Madaxweynaha oo ka duulaya dib u habaynta…
Jawaari oo aas heer qaran ah maanta loogu sameeyay Muqdisho
Allaha u naxariistee guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho,…
Xogta, ku saabsan wada-hadallada DF iyo Al-Shabaab ee Doxa oo soo xoogeysatay
Waxaa soo xoogeysanaya wararka sheegaya in wada-hadallo ay u furmi doonaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo ay…