Aas Qaran oo Muqdisho loogu sameeyay Madaxweynihii hore ee dalka
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhamaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweyneyaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle ha u naxariistee,…
Turkiga ayaa sheegay in xiriirkii diblomaasiyadeed ee ugu horreeyay uu la yeesho Masar tan iyo 2013
Turkiga iyo Masar ayaa yeeshay xiriirkoodii ugu horreeyay ee diblomaasiyadeed tan iyo markii ay xiriirka u jareen sanadkii 2013, sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Mevlut Cavusoglu. “Waxaan xiriir…
Meydka Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Muqdisho Laga Soo Dajiyay
Waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaaalada Muqdisho laga soo dajiyay Meydka Alle ha u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Caasimadda…
Muj.Ibraahin Dhegaweyne Oo ka jeediyey Munaasibad Beel Reer Hargeysa ahi ku soo bandhigtay Musharaxiin
https://youtu.be/hko2bno4zQs
Ma cadda sida xaal noqon doono, Farmajo Ayaa Ka Walacsan
https://youtu.be/55THsA7_19E
Caqabad soo wajahday Shirka Xalane lagu qabanaayo & Farmaajo oo isbedel ogolaaday?
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Wardeeq News ayaa sheegaya in shirka la qorsheynayo inuu ka dhaco teendhada Afisyooni ee madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada uu wajahayo caqabad…
+ LEBANON: A STATE IN COLLAPSE
More than 200 people were killed, 6,500 were injured and homes, offices and public buildings were shattered across the city. The cost in damaged infrastructure alone was subsequently estimated at…
Xaaladihii Ugu Dambeeyay COVID-19 Ee Dalka Iyo Dad Hor Leh Oo U Geeriyooday
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 107 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo…
Waddooyinka Magaalada Muqdisho Oo Saaka Xiran
Waxaa saaka xiran inta badan waddooyinka muqdisho, iyadoo la arkayo Ciidamo farabadan oo waddooyinka lagu soo daadiyay, waxaana gaadiidka dad weynaha laga celinayaa inta badan is-goysyada Caasimadda. Waxaa la arkayaa…
Biden oo shaaciyay in 4 July dadka Mareykanka ka ‘xoroobi doonaan’ Corona
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dowladiisa ay dardar-galin doonto dagaalka ka dhanka ah feyriska Corona. Mr Biden ayaa ku dhawaaqay in Mareykanka uu heli doono tallaal ku…
Wasaaradda Caafimaadka Oo Qalabka Lagu Baaro COVID-19 Geysay Galmudug
Wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa wasaaradda caafimaadka XFS iyo hey’adda WHO kala wareegtay agab caafimaad oo isugu jira kuwa looga hor tagayo iyo qalabka lagu baaro safmarka COVID-19.
Meydka Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Berri La Keeni Doono Muqdisho
Guddiga ra’isul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u xil saaray aaska Allah u naxariitee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed, ayaa sheegay in maalinta beri ah la keeno…
Magaalada Boosaaso Oo Loo Magacaabay Guddoomiye Iyo Guddoomiye Ku Xigeen
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr.12 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Boosaaso. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad.…
Mas’uuliyiinta dowladda ku sugan Hogue oo la kulmay Kaaliyaha Sare ee Maxkamada ICJ
Sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud, Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 11-ka Maarso, ergeda Soomaaliya uga qayb galeysay Maxkamadda Caddaaladda Aduunku…
Sh Mustafe 2021 | Waar Habeen Kaama Tagine Ha Is Dhiibin | Noloshada Wax Ka Badal
https://youtu.be/fFgYfS0dV2w