Dowladda, Mareykanka oo digniin culus kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
Mareykanka ayaa mar kale war cusub kasoo saartay xiisadda u dhexeysa dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiska badda…
FIQI, oo ayaan darro weyn ku tilmaamay arrin kasoo yeertay HARGEYSA
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ayaan darro weyn ku tilmaamay in Hargeysa looga heeso qowmiyad kamid ah…
Wasiir- CALI BALCAD oo xil cusub loo dhiibay – Maxaa ka jira inay isku dhaceen Fiqi?
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare ayaa Wasiiru -dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cali Maxamed Cumar (Cali…
BAAQ- NABADEED OO KU SOCDA BEELAHA WALAALAHA AH EE KU DAGAALAMAYA GOBOLKA MUDUG
Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu, Dadka wada dhashay ee isku diinta, dhaqanka iyo ehelka ah ee ku dagaalamaya Galbeedka Gobolka Mudug…
SSC-Khaatumo oo diiday in DF ay awood ku ogolsiiso Somaliland midnimada
Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka SSC-Khaatumo, Cabdulqaadir Firdhiye oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah…
Golaha- wasiirada oo ansixiyay qaraar xasaasi ah oo ka kooban 8 qodob
Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiyey ra’iisul wasaare…
Dabka, Ka Kacay Goobo Ganacsi oo Ku Gubtay Waddada Maka Al-mularama
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dab xalay ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla waddada Maka…
Erdogan- oo sheegay in Turkiga uu garab istaagi doono Lubnaan
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu uu qorsheynayo in colaadda Marinka Gaza uu…
Wararkii- ugu dambeeyay dagaalka ka soconaya furinta ugu weyn ee Gaza
Dagaalo culus oo duqaymo ay barbar socdaan ayaa weli ka soconaya Marinka Gaza, gaar ahaan deegaanka Rafah ee cirifka koonfureed…
Kooxaha- ku dagaallamaya Sudan oo lagu eedeeyay in ay gaajada u adeegsadeen hub dagaal
Khubarro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa Arbacadi shalay ku eedeeyay dhinacyada ku lugta leh colaadda sokeeye ee Sudan, in ay…
Julian- Assange oo dib ugu laabtay dalkiisa hooyo isaga oo xor ah
Aas-aasaha website-ka WikiLeaks Julian Assange ayaa Arbacadi shalay gaaray dalka uu kasoo jeedo ee Australia isaga oo xor ah, kaddib…
Madaxweyne- XASAN oo shaaciyay inuu xilka ka tegayo haddii Somaliland
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay khudbad xasaasi ah ka jeediyay munaasabadda 26-ka June ayaa ka hadlay arrimo…
Warbaahinta Madaxa Banaan Ee wardeeqnews DHamaan Umada Reer Somaliland Hambalyo Sannad Guurada 64aad
Hambalyo Sannad guurada 64aad ee ka soo wareegtay maalintii xornimada Somaliland ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska 1960-Kii.
MADAXWEYNE, XASAN SHEEKH “MA JIRTO MEEL AY IDIIN KU TASHADEEN DAD SOOMAALIYEED”
Mogadishu, Juun 26, 2024: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabadda 26-ka Juun oo…