7 Qodob Oo Shacabku Ka Sugayo In Ay Ka Jawaabto Khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi
Madaweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo Isniin ah Fadhiga wada jirka ah ee Golaha Baarlamanka Somaliland (Guurtida & Wakiillada) ka jeedinayaa Khudbad-sannadeeddii Dastuuriga ahayd oo markii…
“Lixdankii Waxa Ina Kharibay Waxay Ahayd Hoggaan Xumo…” Faysal Cali Waraabe
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Somaliland ay jirto Qorshe la’aan siyaasadeed oo dhinaca Xukuumadda ah, taasina tahay waxa dalka dib uga dhigay…
Guddida doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqday Wakhtiga la Bilaabayo Qaybinta Kaadhka Codbixiyeyaasha
Guddida doorashooyinka Oo Ku Dhawaaqday Wakhtiga la Bilaabayo Qaybinta Kaadhka Codbixiyeyaasha. Komishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay wakhtiga uu dalka ka bilaabmayo qaybinta kaadhka codbixinta, ee dadkii dhawaa la diiwaan…
JABUUTI Oo Heshay Tallaalka Coronavirus
Wasaaradda Caafimaadka ee dalka Jabuuti ayaa sheegtay in tallaalkii ugu horreeyey oo lagaga hortagayo coronavirus uu shalay gaadhay Jamhuuriyadda Jabuuti. Tallaalkan oo uu qofka laba mar qaadan doono ayay wasaaraddu…
Raysal Wasaaraha Dalka Suudaan Oo Maanta Booqasho Ku Tagaya Dalka Sacuudiga
Raysal Wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Xamduuk iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay duhurnimada maanta booqasho ku tagaan caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh. Waftigaasi waxaa qeyb ka…
Madaxweynaha Eritrea Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Safar Lama Filaan Ku Tagay Dalka Koonfurta Suudaan.
Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki iyo raysal Wasaaraha dowladda Federaalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa gelinkii dambe ee shalay waxaa ay booqasho hal maalin ah si wadajir ah ugu tageen Magaalada…
Xuuthiyiinta Oo Duqeeyay Kaydka Shidaalka Dalka Sacuudiga
Dowlada Sacuudiga ayaa kooxda reer Yemen ee Xuuthiyiinta ku eedaysay duqeyn Axadii shalay lala beegsaday kaydka shidaalka ee ku yaal dekada Ras Tanura ee Bariga Boqortooyada Sacuudiga. Ma jirin khasaaro…
Nin Soomaali ah oo uu ku nool waddooyinka Faransiiska+Sababta ku keliftay?
Nin Soomaali ah oo ku nool dalka Faransiiska ayay danta ku khasabtay in uu ku noolaado waddooyinka dalkaas kadib markii labo dal ka tirsan Yurub ay u diideen inay magangelyo…
Top 5 most overrated players in the Premier League 2019-20
A wonderful serenity has taken possession of my entire soul, like these sweet mornings of spring which I enjoy with my whole heart. I am so happy, my dear friend,…
The heart of Nintendo’s new console isn’t the Switch
A wonderful serenity has taken possession of my entire soul, like these sweet mornings of spring which I enjoy with my whole heart. I am so happy, my dear friend,…
Everything You Wanted to Know About mega city’s
A wonderful serenity has taken possession of my entire soul, like these sweet mornings of spring