Ninkii, ay Interpol- kasoo Qabatay Kenya oo Maanta Laga Dejiyay Magaalada Garoowe
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta magaalada Garoowe ka dejiyay eedeysane Maxamed Cumar Ciise oo maalin kahor ciidanka booliska caalamiga…
Madaxweynaha, Muuse Biixi- oo Shaaciyay Go’aanka Kama Dambeysta Ah Ee Heshiiska Badda (Daawo
Muuse Biixi Cabdi ayaa mar kale ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan heshiiska badda ee uu maamulkiisa la…
Ciidanaka- Booliska oo Soo Saaray Amar Culus oo Caawa Dhaqan-Galaya – Muxuu Yahay?
Taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay xuska 26-ka June oo caawa ku beegan, waxaana jirta…
Dowladda, Mareykanka oo Digniin usub ka soo saaray HESHIISKA Somaliland iyo ITOOBIYA
Mareykanka ayaa mar kale diginin xooggan ka bixisay heshiiska badda ee ay galeen Itoobiya iyo maamulka Somaliland, waxayna taageero u…
War, Midowga- Afrika oo aqbalay qorshaha Dowladda Somaliya ee lagu Bedelayo Ciidamada ATMIS
Midowga Afrika ayaa ansixiyay codsiga dowladda ee ku saabsan howlgal cusub iyo ciidamo lagu bedelayo kuwa Midowga Afrika ee ATMIS…
Soomaaliya. iyo howl-gal sadexaad oo Midowga Afrika ka socda – Maxaadan ogeyn?
Guud ahaan Soomaaliya walaac badan ayaa ka jiray bixitaanka ciidanka ATMIS labadii sano ee u dambeysa. Dowladdaha deriska la’ah Soomaaliya…
Maxay | ka dhigan tahay in ciidanka Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku sigtaan dagaal?
Itoobiya waxaa dhawaan loo sheegay inay ciidankeeda Soomaaliya ka bixi doona dhamaadka bisha December ee sanadkaan. Laakiin ciidan u muuqday…
Xildhibaan- Fowziya oo Jawaab Soo Saartay Kadib Buuqii Ka Dhashay Hadalkeeda
Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan oo qoraal kooban ku daabacday barteeda Twitter-ka ayaa jawaab ka bixisay buuq ka dhashay hadal ay…
Soomaaliya- oo ka jawaabtay go’aanka Midowga Afrika
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo jawaab ka bixisay tallaabada Ururka Midowga Afrika ayaa soo dhaweysay go’aanka Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee…
DF- oo war culus ka soo saartay wajiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab
Wasiirka oo hadal ka jeediyay munaasabad ka dhacday Muqdisho ayaa sheegay dowladdu qaaday wajiga labaad ee dagaalka, uuna ka socd…
Arday, imtixaanka maanta billowday ku galeyso xabsiga – Maxaa dhacay?
Deegaanada maamulka Somaliland maanta waxaa si rasmi ah uga billowday imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada hoose, dhexe iyo sare ee…
DF, oo war ka soo saartay eedeynta xildhibaannadii lagu dhibaateeyay Nairobi
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in lagu dhibaateeyay magaalada Nairobi. Xildhibaanada…
Kiiska, Ikraan Tahliil – Maxaa xiga laba sano kadib markii Xasan uu kursiga ku fuulay?
Shan eedood oo madaxweyne Xasan Sheekh uu ku ololeeyay doorashadii ugu dambeysay ee 2022 waxaa ku jiray kiiska Ikraan Tahliil…
Dadka ku dhintay Xajka oo kor u dhaafay 1,000 – Imisaa ka timid Soomaaliya?
Tirada dadka ku dhintay xajka sanadkan ayaa kor u dhaaftay 1,000 qof, ayada in ka badan kala bar ay yihiin…
Xizbullah, oo ku dhowaaqday arrin cabsi gelisay Israel
Xizbullah ayaa ku hanjabtay in meel ka mid ah Israel aysan ka badbaadi doonin dagaal, kadib markii Israel ay sheegtay…