Dadka ku dhintay Xajka oo kor u dhaafay 1,000 – Imisaa ka timid Soomaaliya?
Tirada dadka ku dhintay xajka sanadkan ayaa kor u dhaaftay 1,000 qof, ayada in ka badan kala bar ay yihiin…
Xizbullah, oo ku dhowaaqday arrin cabsi gelisay Israel
Xizbullah ayaa ku hanjabtay in meel ka mid ah Israel aysan ka badbaadi doonin dagaal, kadib markii Israel ay sheegtay…
Faysal, Cali Waraabe oo soo dhaweeyay adhiga Cismaan Cumar Dool
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada siiba barta X- waxa uu ku sheegay in xadhiga Cismaan…
Foosiya, Yuusuf Xaaji Adan oo sheegtay in ayna ka tanaasulaynin u tartanka hogaanka Midowga Afrika
Xildhibaan Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa markii ugu horreysay ka hadashay cadaadis uga yimid madaxda sare ee dalka, xilli ay…
Xirsi- Cali X Xasan, xisbiga Wadani, oo la kulmay Cuqaal ,Odayaal, Dhalinyaro Aqoonyahan iyo Haween Kasoo Jeeda Gobollada Togdheer ,Saraar iyo Sanaag
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo Masuuliyin ka Tirsan Xisbiga WADDANI ayaa Magalada Burco kulan balaadhan kula…
Askar- Muqdisho ka gaystay dil, dhaawacyo iyo dhac oo la soo bandhigay
Taliska Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay 9 eedeysane oo loo heysto falal isugu jira dil, dhaawac…
Isbeddelka- baasaboor Soomaaliga iyo dalalka dal ku-gal la’aanta lagu tagi karo
Kadib markii la aqbalay in Soomaaliya ay xubin ka noqoto dalalka ku midoobay Bulshada Bariga Afrika bishii Marso ee sanadkan,…
Taliska- Booliska, oo dadka reer Muqdisho la wadaagay awaamiir ay soo saareen
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa soo saaray awaamiir uu dadka reer Muqdisho ugu sheegayo in ay hubiyaan sugnaanta in gaadiidkooda…
Imaaraadka- loogu, wareejinayo dekadGaracad
Xildhibaan Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Xasan Gablax oo ka tirsan barlamaanka Puntland, degaan doorashadiisuna tahay gobolka Mudug ayaa ka digey heshiis…
Dowladda- Soomaaliya oo qoraneysa saraakiil cusub iyo shuruudaha oo la shaaciyay
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay qaadaneyso layli saraakiil cusub oo rag iyo dumarba leh. Qoraal kasoo baxay Taliska ciidanka…
War-Somaliland oo safaaradaha shisheeye ee Xalane degan ka dalbatay inay DF ku qasbaan…
Somaliland ayaa markale ka hadashay kiiska agaasimihii waaxda diyaaradaha ee hey’adda duulimaadka rayidka Soomaaliya Cabdinaasir Dahable oo bishii Febraayo ee…
Netanyahu- oo kala diray golihii wasiirada ee dagaalka
Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa kala diray Golihii Wasiirada ee dagaalka ee saameynta badnaa, kaasi oo u xil saarnaa…