Madaxweynaha- Jubbaland, Ha laga qayb qaato dagaalka Shabaab, waa dhibaato idin saameynaysa”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa bulshada reer Jubbaland ugu baaqay in ay ka qayb qaataan…
Madaxweyne- Xasan Sheekh oo Salaadda Ciidda ku tukaday Masjidka Qaranka Bestepe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga Turkiga ayaa shaley Salaadda Ciidda Carafo ku oogay Masaajidka Qaranka…
Muqdisho iyo dalka oo dhan oo si weyn looga ciiday iyo madaxda sare oo…
Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya maalinta koowaad ee Ciidul-Adxa, ayada oo inta…
diyaarad, casri ah oo markii ugu horreysay ay heleen ciidanka GORGOR
Dhawaan ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Gorgor ayaa shaaciyay inay heleen markii ugu horreysay diyaarad nooca drone-ka ah ee aan duuliyaha…
8 ka mid ah ciidanka Isra’il oo lagu dilay Gaza
Sideed ka mid ah ciidamada Israil ayaa Sabtidi shalay lagu dilay koofurta Marinka Gaza, sidaasi waxaa xaqiijiyay millatariga Isra’il, xilli…
Madaxweyne Farmaajo oo Dhambaal Hambalyo ah u diray. Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka
Asalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wa Barakaatuhu. Ciid Wanaagsan Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda…
Malaayiin Muslimiin ah ayaa maanta gudanaya waajibaadka Xajka
In ka badan 2 milyan oo Muslimiin ah oo ka kala yimid daafaha caalamka ayaa maanta oo Sabti ah taagan…
Sweden ayaa sheegtay in diyaarada militariga Ruushka ay kusoo xadgudubtay hawada
Diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka Sweden ayaa dhexda u galay diyaarad militari oo laga leeyahay dalka Ruushka kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya oo Switzerland kaga qayb galay Shirka Nabadda iyo Ganacsiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah…
Xajka, sanadkan oo hal arrin kaga duwan, sanadihii la soo dhaafay
Waxa Xajka sanadkan uu kaga duwan yahay sanadihii la soo dhaafay, waa inay Israel weeraro ballaaran ka waddo Marinka Gaza,…
Mareykanka, oo $315 milyan ku bixinaya wax ka qabashada xaaladda Suudaan
Mareykanka ayaa Jimcihii ku dhawaaqay lacag dhan 315 milyan oo dollar oo gargaar ah oo loogu talagalay in wax lagaga…
Xujeyda, oo maanta taagan Banka Carafo
In ka badan hal milyan iyo bar oo Xujey ah ayaa maanta isugu soo uruuray Buurta Carafo, iyaga oo gudanaya…