Doppelgängers. iyo kuwa- qoto dheer: Sida trolls Ruushku ay u farageliyaan doorashooyinka Yurub
Haddii aad aamminsan tahay waxkasta oo aad aqriso, waxay umuuqataa in Midowga yurub uu doonayo inuu ka mamnuuco darawalada in…
Qorshaha, xabbad-joojinta Gaza ayaa isu beddela ciyaar halis ah oo badbaado ah
Hogaamiyayaasha labada Xamaas iyo Israa’iil, soo afjarida dagaalka Gaza waxa ay u noqotay ciyaar halis ah oo lagu badbaado. Shuruudaha…
Gobolnimada, Gabiley Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya.
Xildhibaan axmed nuur guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa markale ka hadlay mawqifka xildhibaanada mucaaridka ee ansixinta…
Xisbiga, Waddani Oo Kulan la Qaatay Madaxda Dhaqanka Iyo xildhibaanada Midkamid Ah Beelaha Dega Togdheer Iyo Saraar
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan iyo Musharraxa madaxweynaha xisbiga mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa hoyga guddoomiyaha…
Maamulka, Koonfur Galbeed oo Ka Hortimid Qorshaha Ay DF Ku Saareyso Ciidanka Itoobiya
MK/Galbeer ayaa si cad uga horyimid qorshaha dowladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan bixitaanka ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha…
Xasan, Sheekh Maxamuud iyo Antony Blinken oo Wada-Hadal Xasaasi Ah Yeeshay Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xiriir khadka taleefoonka ah la sameeyay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka,…
NISA oo soo xirtay ganacsato la-macaamilay Al-Shabaab
Hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka ee (NISA) ayaa war culus kasoo saartay howlgal qorsheysan oo si gaar ah loogu beegsaday…
cabdicasiis,xasan-maxamed-laftagareen iyo Guddoomiyaha SODMA oo afar qodob kala hadlay
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka qaran ee (SODMA), Maxamuud Macallin oo gaaray magaalada Baydhaba ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha Koonfur Galbeed,…
Maamulka. SSC-Khaatumo oo si gaar ah ula macaamileysa Turkiga,
Maamulka KMG ah ee SSC-Khaatumo oo fadhiggiisu yahay Laascaanood ayaa haatan bilaabay inuu si gaar ah ula macaamilo dowladda Turkiga.…
Magalada- Muqdisho. Waddooyin xirnaa 20 sano Ku Dhawad oo maanta la furay
Waxaa maanta dib loo furay waddooyin ku yaalla magaalada Muqdisho, kuwaas oo xirnaa muddo ka badan 16 sanno. Maamulka degmada…
dagaal.- culus oo ka socda degmada Bardaale
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo maanta ka qarxay degmada Bardaale ee gobolka Baay,…
War.Deg- Toogasho ka dhacday Minneapolis oo lagu dilay 3 qof oo uu ku jiro sarkaal boolis
Ugu yaaan saddex qof oo uu ku jiro sarkaal bookis ah ayaa lagu dilay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, halka…
Ex madaxweynaha marikankaTrump oo lagu helay dhammaan 34 dambi oo lagu soo eedeeyay
Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo lagu helo dambi khamiistii, markii xeerbeegtida New York ay…
Dowladda. Sweden oo sheegtay in Iran ay kooxo burcad ah u adeegsatay inay beegsadaan danaha Israa’iil
Hay’adda uu qaabilsan amniga gudaha ee Sweden ayaa ku eedaysay Iran inay isticmaashay budhcad ku sugan gudaha Sweden, si ay…
Xusayay Maalinta Qarannimada jsl Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Adis Ababa!
Munaasibad balaadhan oo loogu dabaaldegayo maalinta qarannimada somaliland ee sanad guuradii 33aad ee kasoo wareegtay maalintii lagu dhawaaqay ee 18may,…